Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Puntland Siciid Cabdullaahi Deni; ayaa ka joojiyey siyaasadda Canshuur dhimista iyo Canshuur dhaafka la siiyo Hay’adaha dowladda iyo Ganacsiga gaarka loo leeyahay.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu faray Hay’addaha ay quseyso in ay joojiyaan Canshuur dhaafka iyo Canshuur dhimistaay sameyn jirtay wasaarada Maaliyadda Maamulka Puntland.
Siciid Cabdullahi Deni ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah uu la wareego xafiiska kaddib doorashadii dhacday 8ddii Bishan.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…