Waxaa lasoo saaray 15-ka xidig ee u tartamidoona Abaalmarinta FIFA Pro oo FIFA ay bixiso.
Waxa jira kooxo badan oo min laba xiddig ku leh kuwaas oo lagu soo doortay qaab ciyaareedkii cajiibka ahaa ee ay soo bandhigeen xilli ciyaareedkii hore.
Kooxaha PSG Iyo Juventus ayaa ah kooxda xiddigaha ugu badan ku leh iyada oo ku leh 3 xiddig halka kooxaga Juventus,Liverpool iyo Barcelona ay ku leeyiyihiin min laab xiddig.
Kooxahaa Atletico Madrid,Man United,Real Madrid iyo Tottenham ayaa min 1 xidig ku leh xiddigahaas oo ah kuwii qab ciyaareedka fiican soo bandhigay champions League xilli ciyaareedkii hore.
Xiddigaha Mohamed Salah iyo Sadio Mane ayaa markii ugu horaysay ka soo muuqday halk uu Mario Mandzukic mar kale ku soo laabtay kadib markii uu ka soo muuqday sanadkii 2013.
Xiddigaha Gareth Bale, Zlatan Ibrahimovic & Alexis Sanchez ayaa laga reebay kadib markii ay heli waayeen codad ku filan,Zlatan Ibrahimovic ayaa ka qayb ahaa xidigihii sanadkii 2013.
Cristiano Ronaldo ayaa ka qayb ahaa Liiskan tan ilaa 2004/2005 isaga oo rikoodhkaas la wadaaga Goolhayaha kooxda PSG ee Gianluig Buffon.
Xiddigihii weerarka ku soo baxay shaxda ugu fiican adduunka sanadkii hore ayaa ahaa xiddigaha Lionel Messi, Neymar Jr & Cristiano Ronaldo.
Waa kuwan xidigaha u tartami doono FIFA Pro.
Karim Benzema – France, Real Madrid CF
Edinson Cavani – Uruguay, Paris Saint-Germain
Paulo Dybala – Juventus FC, Argentina
Antoine Griezmann – France, Atletico Madrid
Harry Kane – England, Tottenham Hotspur
Robert Lewandowski – Poland, FC Bayern Munchen
Romelu Lukaku – Belgium, Manchester United FC
Mario Mandzukic – Croatia, Juventus FC
Sadio Mane – Senegal, Liverpool FC
Kylian Mbappe – France, Paris Saint-Germain
Lionel Messi – Argentina, FC Barcelona
Neymar Junior – Brazil, Paris Saint-Germain
Cristiano Ronaldo – Portugal, Real Madrid CF/Juventus FC
Mohammed Salah – Egypt, Liverpool FC
Luis Suarez – Uruguay, FC Barcelona.
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…
Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa markii ugu horeysay qiray in ay hoos u dhacday…
Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Cigaal ee Hargeysa ka hor istaagay in…
Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo looga hadlay arrimaha…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Warbixin ka dhageystay Saraakiisha Ciidamada Mareykanka ee…
Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa ku baaqay in Ciidamada Howlgalka…