Inta la xaqiijiyay waxaa ku dhimatay 140 qof,waxaana dhaawac ah dad ka badan 300 qof,dowladda waxaa ay ku dhawaaqday xaalad deg deg ah iyada oo xubnaha ugu sarreya dalkana ay leeyihiin kulan gaar ah.
Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay Caasimadda Sri Lanka ee Colombo,waxaana la beegsaday Hoteello waaweyn iyo Kaniisado.
Waxaa la weeraray Saddex Kaniisadood iyo saddex Hotel,waxaana ay u muuqdaan weerarro isku xiran oo hal meel laga abaabulay.
Weerarrada ayaa ku soo aaday iyada oo dadka Kiristanka ah ay u dabaaldegayaan Ciidda Easter.
Bur bur xoog leh ayaa ka muuqda dhamaan dhismayaasha la weeraray, Booliska ayaa xaqiijiyay in weerarrada ay yihiin kuwo isku xiran.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…