Xildhibaan Jeesow: Waxaa jira Wasiir kuxigeen bishii qaata $7,000.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesooow oo katirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa walaac xooggan ka muujiyay lacagaha ay qaataan Xildhibaanada ah Wasiirada katirsan Xukuumada Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Xildhibaanada Golaha Shacab kaliya ku kooban.

Jeesoow oo ka hor hadlayay kulankii u danbeeyay ee Baarlamaanka, ayaa sheegay iney jiraan Wasiir Kuixgeeno qaata lacag ka badan Todobo Kun oo dollar, taa badalkeedna Xildhibaanada aan katirsaneyn Hay’ada fulinta aysan heyn lacago ay ku tagaan deegaanada laga soo doortay.

Daganaansho Siyaasadeed, ayuu sheegay inaan laga heleyn dlakan, Inta Xildhibaanada ay raadinayaan Wasiirnimo, si ay u helaan lacago tiro beel ah.

Si kastaba, Hadalkan waxa uu ka sheegay Kulankii Shalay ay Xildhibaanada uga doodeen Miisanaiyada sanadka soo socda ee 2019, Waxaana maanta lagu wadaa iney cod u qaadaan ansixinta Miisaaniyada.

Halkan ka Dhageyso Codka Jeesoow:

Mustaqbal media

Recent Posts

MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…

1 hour ago

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

2 hours ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

3 hours ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

3 hours ago

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

4 hours ago

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

18 hours ago