Madaxweynaha Galmudug, ayaa ka hadlay Cunaqabateyn uu sheegay iney saartay Dowladda Somaliya, Isagoo baaq u diray xubnaha beesha Caalamka.
Axmed Ducaale Geele (Xaaf), ayaa Suxufiyiinta ugu sheegay magaalada Dhuusa-Mareeb in 19 bil ee u danbeysay oo uu Xafiiska fadhiyay uu la kulmay weeraro dhinacyo kala duwan leh oo uga imanaya dhanka Dowladda.
Waxa uu ku eedeeyay dowlada inay cunoqabatayn saartay oo ay ka joojisay lacagihii dowlada dhexe iyo kuwii Caalamka uga iman jirey, isagoo tilmaamay inuusan garaneyn sababta gaarka ah ee lagu beegsanayo.
Madaxweyne Xaaf, ayaa dhinaca kale tilmaamay inuu ka walaacsanyahay in si lamid ah Mukhtaar Rooboow ay Dowladda u dirto Dhuusa-Mareeb Ciidamo isaga soo xiro.
Xaaf, ayaa afka ku balaariyay inuu la dagaalamayo cid kasta oo ka socota Dowladda, Isgaoo carabka ku goday in si lamid ah Shabaab ay ula dagaalamayaan.
Halkan Hoose ka dhageyso Codka Madaxweyne Xaaf:
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…