GUDAHA/wararka

Xaaladda Bariga Dhexe oo qasan iyo duqaymo culus oo dhacaya

Xaaladda Bariga Dhexe ayaa aad u qasan kaddib markii ay Israa’iil duullaan horay looga digay ku qaadday Dalka Lubnaan, duqayntaas waxaa ka dhashay dhimasho, dhaawac iyo burbur inkasta oo aan lasoo bandhigin tiro sugan.

Iiraan oo horay u sheegtay in aanay gacmaha laaban doonin haddii la weeraro dalkeeda ama mid kamid ah isbahaysigeeda ayaa gantaallo culus ku garaacday Dhulka Israa’iil ay xoogga ku haysato, qaarkood ayaa ka gudbay difaaca hawada.

Maamulka Netanyahu ayaa ku dhawaaqay in uu xiray hawada maadaama duqaymaha ku dhacaya ay uga kala imaanayaan jihoon kala duwan waxaana loo badinayaa in ilaa afar dhinac sida Iiraan, Lubnaan, Yemen & Ciraaq laga ridayo.

La soco wixii kasoo kordha

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Safiirkii hore ee Turkiga oo sheegay in ay Soomaaliya keenayaan Maraakiib Kalluumeysi

Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya ayaa shaaciyay in maraakiibta kalluumeysiga ee Turkiga la filayo…

10 hours ago

Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya

Shiinaha ayaa mar kale muujiyay taageerada uu u hayo ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed…

15 hours ago

BFS oo joojiyay lacagihii Xildhibaannada looga jari jiray aaska Xildhibaanka dhinta

Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojiyay lacag dhan $100 oo Xildhibaannada looga jari…

18 hours ago

Turkiga oo 2027 Soomaaliya ka diraya Dayax gacmeed

Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa in sannadka soo socda 2027 ay Soomaaliya ka dirto Dayax gacmeed…

20 hours ago

Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida oo sii daayay Markab u afduubnaa

Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida ayaa sii daayay Markab u afduubnaa sida ay ku warrameen ilo…

21 hours ago

Waa kuma Danjiraha Cusub ee Turkiga ee xilka kala wareegaya Alper Aktaş?

Alper Aktaş oo ahaa Danjirihii Turkiga ee Soomaaliya 2024 ilaa 2026 ayaa laga sagootiyay Magaalada…

21 hours ago