Weraryahanka kooxda Chelsea iyo xulka Prazil Wiliam ayaa si cad uga hadlay mustaqbalkiisa Chelsea xili lala xiririyay Barcelona.
Willian ayaa sheegay in mustaqbalkiisa ciyaared uu kuso gaba gabeyn doono Chelsea iyadoo Barcelona ay ku raad joogto saxiixa xidigan iyadoona ku dooneysa Melcom iyo lacag.
ka dib markii uu gool dhaliyey kulankii xalay Chelsea ay 2-1 kaga badisay Newcastle United Willian ayaa meesha ka saaray wararka la xiriira in uu ku biirayo Barcelona wuxuuna yiri”
“Dabcan mustaqbalkeyga Waa halkan mana aqaan runtii waxa ay qorayaan wargeysyada waxa ay doonaan ha qoraan lkn aniga mustaqbalkeyga ciyaareed waxaan kusoo afjari doonaa Chelsea waana jeclhy xaqiiqdii” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Wiliam oo si dhab ah uga hadlay Mustaqbalkiisa.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…