Kooxda Tottenham ayaa garoonkeeda kula balansan kooxda Man Uited ciyaarta ugu adag Todobaadkan Horyalka Ingiriiska.
United ayaa isha la raaceysa in ay gaarto guusheedii 5aad oo isku xigta horyaalka ingiriiska.
Tottenham ayaa noqonaysa kooxdii ugu horaysay tan ilaa Everton sanadkii 1987 ee 4 guulood oo xiriir ah ka gaarta Man United.
SAFAFKA MACQUULKA AH:
Tottenham Hotspur: Lloris; Trippier, Sanchez, Alderweireld, Rose; Sissoko, Winks, Alli, Eriksen; Son, Kane.
Manchester United:De Gea; Young, Lindelof, Jones, Shaw; Herrera, Matic; Lingard, Pogba, Martial; Rashford.
Xogta Kulanka:
Tottenham Vs Man United
Tartanka: Premier League
Wakhtiga: 7:30 Fiidnimo
Garoonka: Wembley
XAQIIQOOYINKA KULANKA:
Man United ayaa isha ku haysa in ay horumariso rikoodhkooda kooxaha reer London ee garoonkooda kadib markii ay kaliya guul gaadha 4 kulan 17-kii kulan ee ay booqatay caasimada.
Harry Kane iyo Lucas Moura ayaa laga yaabaa inay noqdaan ciyaartoyda seddexaad iyo afaraad ee Man United gool ka dhaliya Minin iyo Marti xilli ciyaareed kaliya.
Marcus Rashford ayaa isha ku haya in uu gool dhaliyo kulankii 3-aad oo xiriir ah premier Leageu markii ugu horaysay.
Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa wada saxiixday heshiis Is afgarad ah oo la xiriira Iskaashiga…
Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dhiirigalineyso wada hadallo ay yeeshaan Maamulada Waqooyi Bari…
Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo…
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…