Categories: Bulashada

wiil aan gacmo laheyn oo aabihiis ku dhaawacay lugtiisa.

Ninkaan oo 23 sano jir ahaa ayaaa aabihiis ku dhaawacay maqas uu caloosha ka galgaliyay aabihiis isagoo isticmaalaya lugahiisa.

Wiilkaan ayaa horaan u tababarnaa si uu lugahiisa iskugu difaaco maadama uusan laheyn gacmo ninkaan ayaa ahaa ciyaaryahan u ciyaarey Wales uguna qeyb galay ciyaaro caalami ah.

Wiilka dhaacay aabahiis isaga oo gacmo la’aan ah.

Ninkaan dhibka geystay ayaa waxaa u wehliya naafa nimada xanuuno kale aabihiis ayaa u sheegey qaadiga maxkamada wiilkan la saarey in uuna dhib u arkin dhibka wiilkiisu gaarsiiyay lakiin uuu ka fakarayo sidii wiilkiisu uu u wanaagsanaan lahaa oo kaliya.

Maxkamada ayuu aabahu u sheegay in rajaynayo in wiilku wanaagsanaadoono.

Wiilkaan dhaawaca gaarsiiya aabihiis ayaa lugahiisa u isticmaala waxyaabo badan sida in uu ku qubeysto iyo in wax ku cuno.

Aabaha ayaa isku dayayay markii dhibku dhacay in uu ku canaanto wiilka in uu ku  iska dhigo hub uu lugta ku waday kaas oo uu dhib ku geysan karay.

Wiilkan ayaa la sheegey in uu dhibane u yahay isku buuq dhanka maskaxda ah oo uu sababay guriga cidla joog heystay waxaana sidoo kale lagula taliyay waalidka in ey wax shaqo ah u raadiyaan oo ka maaweelisa cidlada guriga ku heysta ee ku keentay dabeecadaha qalafsan.

Isha Dailymail.

MM Staff

Recent Posts

Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed

Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…

2 hours ago

Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…

6 hours ago

Xukuumadda Netanyahu oo waqti kordhin u samaysay xaaladda ka dhalatay cabsida ay ka qabaan Iiraan

Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…

7 hours ago

Shirarka looga hadlayo Mustaqbalka AUSSOM oo ka kala socda Muqdisho, Addis Ababa & Kampala

Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…

8 hours ago

Ciyaaryahan Marc Cucurella oo sharaxay sababta uusan u jarayn Tintiisa

Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella…

8 hours ago

Maxay tahay fariinta Puntland ay u dirtay Galmudug?

War kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa Galmudug loogu baaqay in ay ka waantowdo in saanad…

10 hours ago