Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in dhowaan ay soo dhammaystiri doonnaan tirada ka dhiman 10ka kun ee Macallin ee Horay Wasaaraddu u ballanqaadday.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo 22kii Nofeembar 2025 ka qaybgalay maalinta Maalinta Soomaaliyeed oo maalin kahor xiligaas ku beegnayd ayaa sheegay in Wasaaraddu soo dhammaystirto tirada ka dhiman macallimiinta la diiwaangeliyay.
Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa tilmaamay in ay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ay ka jawaabi doonto isla markaana ay dhammaystiri doonto waxaana usii dheer tababarro la siinayo.
“Waxa aan dhammeystireynaa qorshaha 10-ka kun ee Macallin, sidoo kale waxa aan tababareynaa dhammaan Macallimiinta hadda shaqeeya, waxa aan xoogga saarnay Manhajka Waxbarashada & Dib u dhiska Iskuullada” ayuu yiri Wasiirka Waxbarashada XFS, Faarax Sheekh Cabdulqaadir.
Mustaqbal
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…