Wasaaradda cadaaladda Xukumada Faderaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay fal dambiyeedka kufsiga oo dhawaanahaan ku soo badanayay dalka sida ay sheegtay Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya.
War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Cadaallada dalka oo nuqul ka mid ah soo gaaray Mustaqbal ayaa sheegay in Kufsigu yahay ”Dambiweyn” yahay isla markaana wasaarada ogolaan doonin nuuc walba oo uu yahay.
Wasaaradda Cadaallada ayaa ka dalbatay Waaxda Garsoorka dalka in ay Ciqaab adag marsiido dadka gaysta dembiyada Kufsiga ah ee ka dhaca dalka
Halkaan ka aqriso.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…