Warqad kasoo baxday Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shir u dhaxeeyo Wasaaradda iyo Xubnaha shaqo wadaaga ay yihiin lagu qabanayo Dalka Ingiriiska.
Wasaaradda ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay warar ay sheegtay in la faafiyo, kuwaas oo ahaa in la xaraashayo shidaalka dalka, Shirkado shisheeye lana siinayo Ruqsado.
Ammaanada umadda ayay sheegtay Wasaaradda in ay u baahan tahay Talo guud oo aan ka go’aan gaari karin shaqsi ama in kooban.
Ka faaiideysiga Kheyraatka uu Alle ku maneystay Dalka ayaa warka kasoo baxay Wasaaradda Batroolka lagu sheegay in si sax ah looga faaiideysanayo.
Halkaan ka aqriso Qoraalka Wasaaradda.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…