Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Wakiilka Ivan Rakitic oo ka hadlay Mustaqbalka Xidiga.

Wakiilka ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Ivan Rakitic ayaa shaaca ka qaaday inesan macquul aheyn inuu ka tagayo Camp Nou dhamaadka xilli ciyaareedka.

Rakitic ayaa aad lola xiriirinayay inuu ka tagayo Barcelona xagaagan ka dib markii uu door muhiim ah ka ciyaary koobkii aduunka oo ay xulkiisa finalka gaareen.

30 jirkaan ayaa la rumeysan yahay inuu doonayo in uu wali kasii ciyaaro garoonka Cump Nou waxaana qandaraaskiisa kooxda uu dhacayaa xagaaga 2021.

Wakiilka Rakitic Arturo Canales ayaa sheegay in aysan macquul aheyn in xidiga uu ka tago Barcelona ka hor xilli ciyaareedka wuxuuna yiri”

“Ivan wali waxaa uu doonayaa in uu kasii ciyaaro Barcelona mana ii sheegin in uu doonayo in uu baxo” ayuu yiri Arturo oo ah wakilka Rakatic”

Xiddiga reer Croatia ayaa dhaliyay afar gool, waxaana uu caawiyay  lix gool 32 kulan oo uu u saftay kooxda reer Catalan xilli ciyaareedkan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

13 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

15 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

18 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

18 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

20 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

20 hours ago