Ciidanka Nabad Sugidda Jubbaland ayaa sheegay in soo saareen miino lagu aasay xaafada Via-Afmadow Waaxda Buulafatuuro ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose,
Saraakiisha Nabad sugidda Jubbaland ayaa sheegay in miinada Alshabaab ku ladamac sanaayeen in ay ku dhibaateenyaan dadka shacabka ah ayna ka hortageen sida ay hadalka u dhigeen.
Cabdinuur Ibraahim Xuseen Afhayeenka Wasaaradda amniga Jubbaland ayaa sheegay in shacabka ay door muuqda ku leeyihiin ka shaqeynta ammaanka ayna laamaha ammaanka kala shaqeeyeen arrintan mar uu ka hadlaaye miinada maanta ay sooreen ciidanka Amaanka Jubbaland.
Ciidanka Nabad sugida Jubbaland ayaa wada howlgalo ay sheegeen in ay ku beegsanayaa waxyaabaha amni darada keeni kara.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…