Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Soomaali gaareysa 8 ruux oo laga soo tarxiilay gudaha dalka Jarmalka, kuwaasi oo laga soo dajiyay magaalada Muqdisho.
Warbaahinta dalka Jarmalka ayaa qoreysa in Soomaalida ay daganaayeen magaalooyinka dalka Jarmalka, isla markaasna la soo tarxiilay.
Danbiyada ay dadkaan ku eedeysan yihiin ayaa waxaa kamid ah Isku day dil, kufsi, dhac (boob), dhaawacyo halis ah, la dagaallanka Booliiska iyo isku day khiyaano iwm.
Soomaalidaan ayaa kala dagana gobollada Sachsen iyo Bayern ee dalka Jarmalka, waxaana lagu helay dhammaan dambiyada lagu soo eedeyay.
Arrintan ayaa cabsi ku abuurtay Soomaalida qaabka qaxootiga ku jooga dalka Jarmalka ee aan heysan sharciyada rasmiga ah.
Dalka Jarmalka ayaa waxaa ku sugan Soomaali badan oo Tahriib ahaan ku tagey, si lamid ah dalalka Yurub.
Mustaqbal
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…