Madaxweynaah Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa waxaa uu ka digay waxa uu ku sheegay daandaansi oo ay Somaliland ka waddo Gobolka Sanaag.
Siciid Cabdullahi Deni ayaa waxaa uu sheegay in Puntland ay wax badan is xakameyneysay sidoo kalena dadka jecel nabadda ay Puntland kula talinayeen in aysan colaad ku lug yeelan.
Waxaa uu ku baaqay in dadka Puntland ay karaamadooda difaacdaan haddii sida la sheegay la isku dayo in la soo weeraro.
Waxaa uu ka hadlayay kulankii maanta lagu daah furayay qorshaha Puntland ee shanta sanadood ee soo socota.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…