Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Sergio Aguero oo rikoor ka sameeyay Horyaalka Premier League.

Wargeysyada caalamka gaar ahaa kuwa ku taqasusay rikoorada iyo tiri koobyada ayaa waxay shaaca ka qaadeen in Sergio Aguero uu ka sameeyay rikoodh cajiib ah horyaalka Premier League.

Sergio Aguero ayaa kulankii dhawaa ay xasuuqa u geysteen kooxda Huddersfield Town, wuxuu ka dhalyay goolasha loo yaqaano saddexleyda.

Laacibka reer Argantina ayaa kadib saddexleyda uu ka dhaliyay kooxda Hedyrsfield, waxay ka caawisay inuu dhaafo rikoodhka gool dhalineed ee weeraryahankii hore kooxda Manchester Uited Robin van Persie,

Sergio Aguero ayaa ku noqday kulanka Hedyrsfield laacibka labaad ee ugu gooldhalinta badan horyaalka Premier League.

Aguero ayaa ku dhaafay 145 gool rikoodhka gooldhalineed ee weeraryahankii hore kooxda Arsenal iyo Manchester Uited Robin van Persie kaasoo Premier League kasoo dhaliyay 144 gool.

Sergio Aguero ayaa noqday ciyaaryahanka labaad ee ugu gooldhalinta badan horyaalka Premier League, ka dib halyayga kooxda Arsenal Thierry Henry kaasoo Premier League isna ka dhaliyay 175 gool.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Aljeeriya oo dib u furanaysa Safaaradeedii Muqdisho ka dib muddo 40 sano ah

Diblumaasiyiinta Dalka Aljeeriya ayaa la filayaa in ay dib ugu shaqo billaabaan Safaaradda wadankaasi ee…

4 hours ago

Uganda oo shaacisay in dalkaasi uusan ka jirin cudurka Ebola

Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay in dalkaasi uu ka dhammaaday cudurka Ebola,…

4 hours ago

Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka wada hadlay fududeynta socdaalka labada dal, xilli warar soo…

6 hours ago

Wadahadalka Dowladda & Mucaaradka oo dib u billaabanaya

Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka ayaa dib u billaabanaya iyada oo weli ay taagan yihiin…

9 hours ago

Wasiir Al-Cadaala “Amniga Puntland waxaa mas’uul ka ah dowladda Soomaaliya.”

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo…

10 hours ago

Hindiya oo Soomaaliya ku wareejinaya Maxaabiis ku xukuman Xabsi daa’in

Muwaadiniin Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 44 qof oo Maxkamad ku taalla Mumbai ay ku…

10 hours ago