Halyeeygii hore ee kooxaha PSG, Barcelona ,AC Milan iyo xulka Prazil Ronaldiinho ayaa ka hadlay waxa uu ku xasuusto John Terry oo dhawaan ka fariistay ciyaaraha.
Ronaldiinho oo wareysi siiyay Tv laga leeyahay dalka Prazil ayaa ka shekeeyay waxa dhaxmaray isaga iyo Terry wuxuuna yiri”
“Xaqiiqdii Terry waa daafaca ugu fiicab Aduunka waxana ku xasuustaa waayihii aan ku kulmi jirnay Champins League-ga waana mid ka mid ah daafacyadii igu adkaa aan ka hor tago” ayuu yiri Ronaldiinho wareysi dheer siiyay Tv laga leeyahay dalka Praziil.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda…