Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Real Madrid oo soo saartay Liiska xidigaha kaga qeyb galaya Champions League-ga.

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Julen Lopetequi ayaa soo saaray Liiska xiddigaha kooxdiisa ee uu kaga qayb gali doono tartanka champions League xilli ciyaareedka cusub ee 2018/2019/.

Kooxda Real Madrid ayaa ku jirta Group adag oo ay kula jiraan kooxaha Roma,SCKA Moswo iyo Victoria Pzlen iyada oo doonaysa in ay difaacato tartanka markii 4-aad oo xiriir ah.

Tababaraha khabiirka ah ayaa soo xushay inta badan Liiska xiddigaha ugu muhiimsan iyo waliba xiddigo da,yar ah oo ka mid ah kooxda da,yarka Real Madrid.

Waa kuwan xidigaha Real ay soo xulatay.

Keylor Navas, Courtois, Casilla, Carvajal, Vallejo, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo, Odriozola, Reguilón, Kroos, Modric, Bale, Casemiro, Fede Valverde, Marcos Llorente, Marco Asensio, Isco, Ceballos, Mariano, Benzema, Lucas Vázquez, Cristo González, Viniciu.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa markii ugu horeysay qiray in ay hoos u dhacday…

15 hours ago

Maamulka Cirro oo Fannaanka BK ka hor istaagay inuu u safra Garoowe

Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Cigaal ee Hargeysa ka hor istaagay in…

16 hours ago

Maxaa diirada lagu saarey Shirka Golaha Wasiirrada ee XFS?

Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo looga hadlay arrimaha…

16 hours ago

Maxay ka wada hadleen MW Xasan Sheekh iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Warbixin ka dhageystay Saraakiisha Ciidamada Mareykanka ee…

18 hours ago

Taliyaha Ciidanka Uganda oo ku baaqay in Ciidanka AUSSOM sii joogaan Soomaaliya

Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa ku baaqay in Ciidamada Howlgalka…

19 hours ago

Abaar iyo biyo yaraanta ka jirta qeybo kamid ah dalka UK

Wakaaladda Deegaanka ee dalka Ingiriiska ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday abaar ka jirta qeybo…

20 hours ago