Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Real Madrid oo qorsheyneysa in ay dib uso celiso Jose Morinho.

Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay ku fikireyso dib uso celinta tabarahaheedii hore ee Jose Morinho.

Tababaraha xiligan haaya shaqada kooxda Real Madrid Santiago Solari ayaa lagu soo waramayaa in uu ku dhawyahay in kooxda laga eryo waxaana suragal ah in istiinta kooxda laga eryo.

Solari ayaa ku fashilmay in uu kooxda ku hogaamiyo koobabka Horyaalka iyo Champions League-ga waxaana macquul ah in kooxda laga eryo.

Tababarihii hore ee kooxaha Inter,Chelsea,Man United iyo isla Real Madrid ayaa xiligaan heynin xil tababare waxaana macquul ah in uu qabto shaqada kooxda ka dhisan caasimada Spain.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

12 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

15 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

17 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

17 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

19 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

19 hours ago