Kooxda PSG ayaa lagu soo waramayaa inay weli ku raad joogto saxiixa goolhayaha Atletico Madrid Jan Oblak oo mudo diirada u saarnaa kooxda reer France.
Goolhayahaan ayaa bandhig wanaagsan ka sameynaya kooxda Atletiko tan iyo markii uu kuso biiray kooxda reer Spain.
Wargeyska France Football ayaa ku waramaya in PSG ay wali ku raad joogto adeega goolhayahaan waxeyna markale kaso gudbiyeen dalab ku kacaya 60-milyan.
26 jirkaan ayaa Atletico uga soo biiray Benfica sannadkii 2014 wuxuuna ku jiraa waqti qurux badan.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…