Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Real Madrid oo guul muhiim u ah ka gaartay Getafe.

Kooxda Real Madrir ayaa xalay guul kagaartay kooxda Getafe waana kulankii ugu horeyay ay ciyaarto tan iyo bixitaankii Ronaldo.

Gareth Bale ayaa u dhaliyay gool kooxdiisa Real Madrid oo bilaabatay horyaalka La Liga la’aanta Cristiano Ronaldo iyo Zinedine Zidane waxayna guul raaxaa ay ka gaareen Getafe kulan ku dhamaaday 2-0.

Dani Carvajal ayaa daah furay goolka hore ee Real markii kubbad uu banaanka isaga soo saaray goolhayaha Getafe David Soria uu madax daba mariyay .

Bale ayaa birta ku garaacay kubbad madax aheyd taaso uu diib soo dhigay da’yarka Marco Asensio ka hor inta uusan goolka labaad kooxda u dhalin daqiiqadii 51-aad ee qeybta dambe dheesha.

Asensio ayaa isaguna birta ku dhuftay kubbad kaambiya dambe tasoo Real u suura galin weysay inay hesho goolka seddaxaad ee dheesha.

Getafe ayaa inta badan cayaarta ahayd mid aan si wanaagsan wax kaga sameyn kaliya hal shuud ayay ku tureen goolka Madrid uu ilaaliyaha ka yahay Keylor Navas.

Ninka reer Costa Rican ayaa ka helay dooqa kowaad ee dhanka gooka saxiixa dhawaan ay Real lasoo wareegtay ee Thibaut Courtois kasoo kulan ku dhameystay Keyd.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed

Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…

2 hours ago

Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…

5 hours ago

Xukuumadda Netanyahu oo waqti kordhin u samaysay xaaladda ka dhalatay cabsida ay ka qabaan Iiraan

Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…

6 hours ago

Shirarka looga hadlayo Mustaqbalka AUSSOM oo ka kala socda Muqdisho, Addis Ababa & Kampala

Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…

8 hours ago

Ciyaaryahan Marc Cucurella oo sharaxay sababta uusan u jarayn Tintiisa

Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella…

8 hours ago

Maxay tahay fariinta Puntland ay u dirtay Galmudug?

War kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa Galmudug loogu baaqay in ay ka waantowdo in saanad…

9 hours ago