Categories: CIYARAHA/GUDAHA

Heegan vs Dekedda Kulan adag.

Xiriirka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in maalinta Ciida oo ku beegan 21 August in garoonka Wiish lagu ciyaari doono fiinaalka Koob Super oo ay ku tartamaaan kooxaha kusoo kala guulaysta horyaalka dalka  iyo Koobka Jeneraal Daa’uud.

Kulanka ayaa kusoo beegmaya xillitodobaadkan garoonka Wiish  lagu goglay Cinirka caalamiga ee la dhigo garoomada kubadda Kolayga lagu ciyaaro.

Sidoo kale maalinta Ciidank ka hor kulanka waxaa garoonka Wiish ka dhici doonta xaflada daahfurka Horyaalka kubadda Kolayga 2018-19 oo sanadkan aad uga xiiso badan sanadihi hore.

Xogta kulanka.      

Taariikhda 21August 2018

Maalinta talaado

Garoonka Wiish

Fiinaalka Koobka Super Cup

Saacadda: 4:00 galabnimo

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…

3 hours ago

Xukuumadda Netanyahu oo waqti kordhin u samaysay xaaladda ka dhalatay cabsida ay ka qabaan Iiraan

Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…

4 hours ago

Shirarka looga hadlayo Mustaqbalka AUSSOM oo ka kala socda Muqdisho, Addis Ababa & Kampala

Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…

5 hours ago

Ciyaaryahan Marc Cucurella oo sharaxay sababta uusan u jarayn Tintiisa

Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella…

6 hours ago

Maxay tahay fariinta Puntland ay u dirtay Galmudug?

War kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa Galmudug loogu baaqay in ay ka waantowdo in saanad…

7 hours ago

Iiraan oo Ukraine ugu hanjabtay inay jawaab ka siin doonto Markabka ay ku beegsatay Badda Caspian

Dowladda Iiraan ayaa si caro leh uga hadashay weerarkii Ukraine ay ku beegsatay mid kamid…

8 hours ago