Soccer Football - Champions League Semi Final First Leg - Bayern Munich vs Real Madrid - Allianz Arena, Munich, Germany - April 25, 2018 Real Madrid's Marco Asensio celebrates scoring their second goal REUTERS/Michael Dalder
Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay inay iska iibiso Marco Asensio bisha janaayo waxeyna ku iibindoonaan aduun fhan 100 milyan oo ginni.
Asensio ayaa lagu qiimeeyaa mid ka mid ah da’yarada ugu fiican ee kubada cagta Yurub, 22 jirkaan ayaa la filayay inuu noqdo xidiga ugu muhimsan Bernabeu ka dib markii uu Cristiano Ronaldo ka tagay kooxda.
Si kastaba ha ahaatee, Asensio ayaa dhaliyay hal gool ka dhaliyay halkalana caawiye ka ahaa sideed kulan oo horyaalka ah xilli ciyaareedkan.
Wargeyska Marca ee Spain kaso baxa ayaa ku waramaya in madaxda Real ay qorsheynayaan in ay iska iibiyaan xidigan Bisha janaayo.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tababaraysa Ciidamo cusub oo lagu biirinaya Kuwa Xoogga Dalka kuwaas oo…
Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka taagan xiisad u dhaxaysa Hoggaamiye ku xigeenka…
Taliayha Ciidanka Darawiishta Qeybta Gobolka Shabellaha Hoose, Gaashaanle Cabdiweli Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa askarta ku…
Garsoorka Maxkamadda Sare ee dalka ayaa lagu eedeeyay in ay ka horyimaadeen danaha Qaranka, isla…
Dalalka deriska ah ee Suudaan iyo Itoobiya ayaa xiisadda ka dhex jirta cirka sii gashay…
Madaxweynaha Israa'iil, Isaac Herzog ayaa 8da bishaan oo Axadda ah ku dhawaaqaya Ra'iisul Wasaaraha soo…