Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay dib uso celisay xiisaha ay u qabto xidiga kooxda Manchester City Raheem Sterling.
23-jirkaan ayaa noqday xidig cajiib ah tan iyo markii uu ka soo dhaqaaqay Liverpool sanadka 2015, isagoo 48 gool ka dhaliyay 150 kulan tartamada oo dhan.
Si kastaba ha ahaatee, xiddiga heerka caalami ee dalka England ayaan weli ogolaanin inuu heshiiska u cusbooneysiiyo kooxdiisa isago qandaraaskiisa dhacayo xilli ciyaareedka 2019-20.
Tan iyo markii uu kooxda Real Madrid ka dhaqaaqay xidigooda C.ronaldo ayaana wali helin badalka saxda ah ee xidigan.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…
Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan, Nawaf Salam oo ka hadlay amni dalkiisa ayaa sheegay in aanay nabadgalyo…
Maamulka Puntland ayaa maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu noqday Maamul Goboleed,…
Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Afrika loona soo gaabiyo AFRICOM, Janaraal Dagvin Andersan ayaa bogaadiyay howlgallada…