Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Real Madrid oo £200m ku dooneysa Christian Eriksen.

Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in  ay wali ku raad joogto adeega xidiga qadka dhexe ee Tottenham Eriksan.

Tababare Zidane xidigaha uu suuqa ka doonayo waxaa ka mid ah Christian Eriksan isagoona ku qarash gareyn doono aduun dhan 200m.

26-jiraan ayeey u muuqataa in uu u dhaqaaqi doono kooxda reer Spain ee Real Madrid marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Wargeyska Sunday Star ayaa ku waramaya in wakiilo ka socda kooxda Madrid ay soo gaareen magaalada London si ay ula kulmaan wakiilada Tottenham iyo wakiilka Eriksan si looga wada xaajoodo  mustaqbalka xidiga.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

9 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

12 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

15 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

15 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

16 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

16 hours ago