Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Real Madrid oo £173m ku dooneyso laacibka ka ciyaara Premier League-ga,Waa Kee?

Madaxweynaha kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaqay in aduun dhan 173 milyn ay ku qarash gareyn donaan adeega dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka Englan ah Harry Kane.

Xiddiga heerka caalami ee dalka England ayaa bartilmaameed u ahaa Los Blancos labadii sanno ee ugu danbeysay waxaana macquul ah in dhamaadka xagaagan uu ku biiro kooxda Madrid.

Laacibkan ayaa dhaawac ku maqnaa kulamadii dambe oo ay kooxdiisa ciyaartay waxaana macquul ah in uu garoomada ka maqnaado inta ka harsan xagaagan.

Wargeyska Don Balon ayaa ku waramaya in kooxda Real Madrid ay diyaar u tahay in aduun dhan 173m ay ku iibsadaan laacibka Tottenham waxeyna loo lan adag kala kulmi doontaa kooxda PSG oo iyana ku raad joogta adeega xidigan.

 

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

4 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

7 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

9 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

9 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

11 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

11 hours ago