Ra’isalwasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Magaalada London ee caasimadda Ingiriiska kula kulmayWasiirka arriimaha Afrika ee dowladda UK.
Wasiiru dowlaha Afrika ee xafiiska arrimaha dibadda iyo Barwaaqo sooranka UK Harriett Baldwin iyo Ra’isalwasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal, iskaashiga iyo taageerada UK ee Soomaaliya.
Waxaa kale oo ay labada Mas’uul ka wada hadleen sidii ay dowladda Ingiriiska iyo Beesha Caalamkaba u xoojin lahaayeen taageerada ay ku bixiyaan dib u habeynta dhaqaalaha Soomaaliya.
Ra’isalwasaare ku xigeenka SOomaaliya ayaa dhawaan Dalka Ingiriiska u aaday si uu ula kulmo Madaxda UK iyo Qurbejoogta Soomaalida ah ee deggan UK.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…
Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha,…