Ra’iisul wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa la filayaa inuu u safro magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.
Ra’iisul wasaaraha ayaa halkaasi uga qeyb galaya xiritaanka shirka Heritage oo muddo saddex maalmood ah ka socda magaalada Dhuusamareeb.
Shirkaan ayaa lagu soo bandhigay arragtiyo la xiriira dowlad dhiska Soomaaliya iyo sidii loogu diyaar garoobi lahaa mustaqbal ifaya oo waxbadan taraha bulshada Soomaaliyeed.
Ra’iisul wasaaraha ayaa halkaasi ka jeedin doona khudbad uu uga hadlayo xaaladda guud ee dalka gaar ahaan arrimaha la xiriira sidii loo ilaalin lahaa midnimada bulshada SooSoomaaliyeed.
Sidoo kale, gaba gabad Shirka Machadka Heritage ayaa la filayaa in laga soo saaro baaqyo iyo farriimo loo diri doono dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.
Mustaqbal
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…