Rag xirnaa dharka Booliska Kenya oo dhac ka geystay Mandheera

Koox Burcad ah ayaa weerar ku qaaday kaalin shidaal oo ku taalla Magaalada Mandheera ee dalka Kenya.

Kooxda oo watay Dharka Booliska Kenya tiradooduna gaareysay todobo qof ayaa xiray labo ka mid ah ilaalada Kaalin Shidaal oo ku taalla Mandheera,waxaana ay qaateen lacag dhan 700,000 oo lacagta Kenya ah.

Waxaa ay toogteen mid ka mid ah ilaalada Kaalinta shidaalka ee Takbiir,waxaana ay isaga baxsadeen goobtaas.

Eziekiel Singo, oo ah Taliyaha Booliska Bariga Mandheera ayaa sheegay in Ragga dilka iyo dhaca geystay ay wateen Dharka Booliska  Dalka Kenya baaritaanna ay wadaan.

Qofka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Dakane Abdille Abdi,waxaa sidoo kale qofka 2aad uu ahaa Salaad Cismaan Jeelle.

Mustaqbal media

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

9 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

12 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

15 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

15 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

16 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

16 hours ago