Puntland oo ka baxday heshiiskii laga gaaray Colaadda Tukarraq

Wararka naga soo garaya Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Guddiga difaaca Puntland ay magaalada kaga dhawaqeen dagaal ay sheegeen in ay ku xoreynayaan Gobolka Sool.

Wasiirka arrimaha Gudaha Maamulka Puntland Cabdullahi Timacadde oo ka mid ah Guddiga difaaca Maamulka Puntland ayaa sheegay in amar uu bixiyay C/Wali Gaas lagu howlgalayo.

Waxaa uu sheegay in C/Wali Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Puntland uu amar ku bixiyay in la xiro xudduudaha Maamulka Puntland islamarkaana loo diyaar garoobo waxa uu ku sheegay Xoreynta Gobolka Sool.

Wasiirk Timacadde ayaa xubnaha Beesha Caalamka uga digay waxa uu ku sheegay wadahadallada Nabadda ah ee ay ka dhexwadaan labada Maamul,waxaana uu xusay in Puntland xoreneyso Gobolka Sool.

Mustaqbal media

Recent Posts

Aljeeriya oo dib u furanaysa Safaaradeedii Muqdisho ka dib muddo 40 sano ah

Diblumaasiyiinta Dalka Aljeeriya ayaa la filayaa in ay dib ugu shaqo billaabaan Safaaradda wadankaasi ee…

3 hours ago

Uganda oo shaacisay in dalkaasi uusan ka jirin cudurka Ebola

Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay in dalkaasi uu ka dhammaaday cudurka Ebola,…

3 hours ago

Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka wada hadlay fududeynta socdaalka labada dal, xilli warar soo…

5 hours ago

Wadahadalka Dowladda & Mucaaradka oo dib u billaabanaya

Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka ayaa dib u billaabanaya iyada oo weli ay taagan yihiin…

7 hours ago

Wasiir Al-Cadaala “Amniga Puntland waxaa mas’uul ka ah dowladda Soomaaliya.”

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo…

9 hours ago

Hindiya oo Soomaaliya ku wareejinaya Maxaabiis ku xukuman Xabsi daa’in

Muwaadiniin Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 44 qof oo Maxkamad ku taalla Mumbai ay ku…

9 hours ago