Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Pavard oo beeniyay inuu heshiis la gaaray Bayern Munich.

Daafaca xulka France iyo kooxda Stuttgart ee Benjamin Pavard ayaa la sheegay inuu heshiis la gaaray kooxda Bayern Munich suuqii xaggaaga.

22 jirkaan ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu heshiis la gaaray Bayern Munich kaas oo uu ugu biirayo dhamaadka xiliciyaareed kaan.

Benjamin Pavard oo waraysi gaar ah siiyay wargayska L’Equipe ayaa yiri:

Waan ku faraxsanahay joogi taankeyga Stuttgart, waxaan doonayaa in xiliciyaareed kale aan sii joogo horyaalka Jarmalka”.

“Ma jiro heshiis aan la gaaray Bayern Munich si aan ugu biiro” ayuu sii raaciyay.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

4 mins ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

3 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

3 hours ago

RW Lubnaan “Xasiloonida Lubnaan waxa ay ku xiran tahay in ciidankeeda ay si buuxda u tagaan Xuduudaha oo dhan”

Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan, Nawaf Salam oo ka hadlay amni dalkiisa ayaa sheegay in aanay nabadgalyo…

3 hours ago

Maamulka Puntland oo maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu Dowlad-Goboleed noqday

Maamulka Puntland ayaa maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu noqday Maamul Goboleed,…

5 hours ago

Taliyaha AFRICOM “Waxaa naga go’an sii wadista howlgallada Amni ee lagu taageerayo Soomaaliya”

Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Afrika loona soo gaabiyo AFRICOM, Janaraal Dagvin Andersan ayaa bogaadiyay howlgallada…

7 hours ago