Cali Ibraahim Al-Muusa,waxaa uu soddonkii sano ee la soo dhaafay si joogta ah u booqanayay Isbitaalka Magaalada Majaaxa ee Dalka Sucuudiga.
Sida ay qortay Al-Carabiya Cali ayaa subax walba la kulma Bukaannada,waxaa uu weydiiyaa xaaladdooda,waa uu u duceeyaa.
Hadda waxaa uu noqday da’ laakiin wali kama quusan booqashada Isbitaalka,subax kasta wiilkiisa ayaa gaari ku geeya xarunta Isbitaalka.
Maamulka Isbitaalka Hawtat Sudair, ayaa u gartay Cali Ibraahim haddiyado dhowr ah,waxaa ka mid ahaa billado la guddoonsiiyay iyo qalab kale.
Soddonkii sano ee la soo dhaafay,hal subax kama baaqan Isbitaalka Hawtat Sudair,waxaana uu si joogto ah u tagayay xarunta Isbitaalka.
Madaxweynaha Suuriya, Ahmed al-Sharaa, ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la…
Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…
Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…
Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…
Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella…