Muuse Biixi oo ka laabtay go’aankii uu ku diidayay wadahadalka D.Federaalka

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka laabtay go’aan uu horay uga gaaray in uu wadahadal la galo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Muuse Biixi, ayaa 20kii Bishii la so dhaafay ka sheegay Magaalada Burco in aysan marna la galeyn wax wadahadal ah inta ay Soomaaliya ka aqoonsaneyso Somaliland.

Go’aankaas ayaa isbeddelay shalay kaddib markii Wafdi ka socda Midowga Yurub uu kula kulmay Magalada Hargeysa.

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Muuse Biixi,  ee Hargeysa ayaa lagu sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay wadahadal ay la gasho Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ah ay ka caga jiideyso wadahadalka ay la galeyso Maamulka Somaliland.

Mustaqbal media

Recent Posts

Ciidamada DFS & ‘AS’ oo ku dagaalamaya Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…

1 hour ago

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

4 hours ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

4 hours ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

4 hours ago

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

15 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

17 hours ago