Muqdisho: Qarax lala beegsaday dhismayasha labo wasaaradood

Wararka ka imanaya Degmada Shangaani ayaa sheegaya in Qarax iyo weerar toos ah lagu qaaday Dhismayaasha Wasaaradaha Howlaha guud iyo Shaqada iiyo Shaqaalaha.

Dad ka agdhow goobta ay qaraxyada iyo weeraradu ka dheceen ayaa u sheegay  Mustaqbal in qaraxa lala beegsaday dhismaha labada Wasaaradood oo ku yaalla inta u dhaxeysa Isgoysyada Jubba iyo Shangaani qeybta degmada Shangaani.

Gaadiidka Gurmadka deg degga ah ayaa ku baxay goobta uu qaraxu ka dhacay si ay halkaas uga qarmadaan khasaaraha uu geystay ee nafeed, waxaana ay Aamin Ambulance sheegtay in 11 qof oo dhaawac ah ay qaadeen gaadiidkeedu gurmadka degdegga ah

La soco wixii ku soo kordha

Web master

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

4 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

7 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

9 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

10 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

11 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

11 hours ago