GUDAHA/wararka

Maxkamadda Gobolka Mudug oo dil toogasho ah ku fulisay Hodan Maxamuud Diiriye oo horay dil u gaysatay

Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug waxaa saaka lagu toogtay Hodan Maxamuud Diiriye oo horay maxkamad ku xuntay dil toogasho ah kaddib markii lagu helay in ay dishay Saabiriin Cabdulle Saylaan oo ahayd Gabar gurigeeda ku noolayd.

Maxkamadda Gobolka Mudug ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxa ay soosaartay wargelin ku saabsan fulinta xukunkaan oo ugu danbayn saaka la toogtay Hodan Maxamuud Diiriye oo noqotay Haweeneydii ugu horreysay ogaalka xukunkaan lagu fuliyo.

Marxuumad Hodan waxa ay ahayd Hooyo dhashay Carruur lagu sheegay 13, markii xukunka lagu riday waxa ay horay u sheegtay in ay aqbashay xukunkaas diyaarna u tahay in lagu qaado wixii shareecada Islaamka ay ka qabto falka ay gaysatay.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

22 mins ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

36 mins ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

1 hour ago

Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa markii ugu horeysay qiray in ay hoos u dhacday…

18 hours ago

Maamulka Cirro oo Fannaanka BK ka hor istaagay inuu u safra Garoowe

Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Cigaal ee Hargeysa ka hor istaagay in…

19 hours ago

Maxaa diirada lagu saarey Shirka Golaha Wasiirrada ee XFS?

Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo looga hadlay arrimaha…

19 hours ago