Macalinka kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaa sheegay in uu aad ugu kalsoonyahay in ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Willian uu sii joogi doono kooxda.
Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Brazil, oo kasoo muuqday Koobka Adduunka, ayaa lala xiriiriyay inuu u dhaqaaqayo Barcelona iyo Manchester United, iyadoo labada kooxood ay doonayaan inay lawareegaan 29 jirkaan.
Si kastaba ha ahaatee, isagoo ka hadlayay shir jaraa’id, ayaa yiri
“Waxaan la hadlay isaga wuxuuna ii sheegay inuu san melna u socon runtii waan la socday dalabyadii uu ka helay kooxaha Barca iyo Man United balse aad ayaan ugu kalsoonaa inuu laacibkan sii joogi doono kooxda”
Xiddiga garabka ka ciyaara ayaa labo sano ka hartay heshiiskiisa haatan ee Chelsea.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…