Daafaca Man United Matteo Darmian ayaa lagu soo waramayaa inuu si cad u sheegay inuu doonayo ka tagista Manchester United bisha Janaayo.
Darmian ayaa si aad ah loola xiriirinayey inuu ka tagayo United xagaagii hore, laakiin ugu danbeyntii waxa uu sii joogay Old Trafford balse markan si cad ayuu u sheegay inuu baxayo.
Xidigan ayaa waxaa uu diirada u saarnaa mudooyinkii dambe kooxda reer Taliyaani ee Juventus.
Darmian ayaa United kaga soo biiray Torino sannadkii 2015, kaliya afar kulan oo Premier League ah a yuu saftay xilli ciyaareedkan.
Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…