Tababaraha Arsenal Unai Emery ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu la soo wareego ciyaaryahanka khadka dhexe ee Sevilla Ever Banega bisha Janaayo.
Banega oo Emery labo sanno horay ula soo shaqeeyay waagii Sevilla, ayaa qandaraaska uu kulajoogo kooxda waxaa uu dhacayaa sanadka cusub.
Sida laga soo xigtay The Sun Emery waa taageere weyn u ah xidiga reer Argentina, tababaraha Arsenal ayaana dareensan in dalab dhan 18 milyan oo ginni ay kuso qadan doonaan laacibkaasi suuqa janaayo.
Banega ayaa 8 gool u dhaliyay 28 kulan oo uu u saftay Sevilla tartamada oo dhan xilli ciyaareedkii 2018-19.
Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…