Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay u dhaqaaqeyso saxiixa daafaca Barcelona Jordi Alba suuqa janaayo.
29 jirkaan uu dhaliyay 249 kulan oo uu u saftay kooxda reer Catalan wuxuuna kula guuleystay koobab farabadan.
Daafaca heerka caalami ee dalka Spain ayaa qandaraaskiisa waxa uu dhacayaa sanadka 2020.
United ayaa xidigan ka dhigeysa badalka daafaca reer Englan Luka Show kaa oo laga yaabo inuu kooxda ka tago marka lagaaro suuqa janaayo.
Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa wada saxiixday heshiis Is afgarad ah oo la xiriira Iskaashiga…
Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dhiirigalineyso wada hadallo ay yeeshaan Maamulada Waqooyi Bari…
Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo…
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…