Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Man City Oo guul soo daahday ka gaartay Hoffenheim.

Man City ayaa xalay guul soo daahday ka gaartay kooxda Hoffenheim oo ay marti u ahaayeen.

Qeybtii hore min hal gool ayay ku nasteen waxaana gool ku horeysay kooxda reer Jarmal kuwaasi oo helay goolka daqiiqaddii 1-aad balse Aguero ayaa goolka bar bar dhaca keenay daqiiqaddii 8-aad .

Ciyaarta ayaa aheyd mid adag mana jirrin koox awood sareysay oo kubadda deg degsiimo ayay ku socotay.

Sidaas oo ay tahay City waxaa ka sheeganayeen in kubadaha ay dhisayeen ay dhameys tiraan inkastoo dadaal dheeraad ah ay sameynayeen.

Qeybtii dambe Kooxda eer Jarmal ma sameyn wax halis gilin muuqata balse mar waliba City ayaa biloow fiicnayd waxaase guud ahaan la dhihi karaa kooxd areer Jarmal si wacan ayay isu diyaarayeen inkastoo dhamaadkii dhabarka laag toogtay.

Guud ahaana ciyaarta ayaa kuso dhamaatay 1-2 oo ay guusha ku gaartay kooxda City.

 

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

4 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

7 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

9 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

10 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

11 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

11 hours ago