Kooxda hogaamineysa horyaalka Premier League-ga ee Man City ayaa isha ku heysa xaalada daafaca kooxda Leicester City iyo xulka Englan Maguire.
Tababaraha kooxda City Guardiola ayaa taageere weyn u ah daafaca Leicester iyo xulka Englan waxaana kuu ku rajo weyn yahay in uu kooxdiisa keeno bisha julaay.
Maguire ayaa ka mid ah xidigaha aadka looga doon doonayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda wuxuuna diirada u saran yahay kooxo dhowr ah oo ay ka mid tahay Man United.
Wargeyska The Sun ayaa ku waramaya in City 90m ay diyaar latahay in ay ku hesho daafaca birta ah ee kooxda Leicester iyo xulka Englan.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…