Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Magaalada Juba ee Caasimadda Dalka Koofurta Suudaan kula kulmay Madaxweynaha dalkaas Salva kiir Mayar did.
Kulanka labada Madaxweyne ayaa yimid kaddib markii Maadaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya uu maanta booqasho ku tagay Magaalada Juba.
Booqashadan ayaa la xiriirka heshiis nabadeed oo ay kala saxiixanayaan dhinacyada ku dirirsan Koofurta Suudaan,iyada oo heshiis kama dambeysa ah maanta lagu saxiixayi Juba.
Heshiiskan waxaa goobjoog ka ah inta badan madaxda Waddamada Bariga Afrika sida Soomaaliya,Kenya,Uganda, Suudaan, Itoobiya, Jabuuti iyo kuwo kale.
Hoggaamiyaha Mucaaridka ee Koofurta Suudaan Riek Machar ayaa maanta isaguna 3 sano kaddib dib ugu laabtay Magaalada Juba,si uu dhinaciisa heshiiska ugu saxiixo.
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…