Lafta Gareen oo loo doortay Madaxweynaha Koofur Galbeed

Cabdacasiis Xasan Maxamed Lafata gareen, ayaa loo doortay Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya kaddib doorasho maanta ka dhacday Magaalada Baydhaba.

Doorashadan oo Wareegga 1aad lagu kala baxay ayaa waxaa ay musharrixiinta codadka u kala heleen sidan;

C/Casiis Lafta Gareen 101 Cod

Aadan Maxamed Nuur Saransoor 22 cod
Ibraahim Macalin Nuur  6  cod

Sayid Axmed Shekh Daahir 4 cod
Xuseen Xusmaan Xuseen 3 cod.

13 cod ayey Guddiga sheegeen in ay xumaatay,iyada oo doorashada ay ka qeybgaleen 143 Xildhibaan,waxaana uu Lafta Gareen helay 70% Codadkii doorashada.

Doorashadan oo dhowr jeer dib u dhacday ayaa waxaa ugu dambeyn la qabtay maanta halkaas oo uu ku guuleystay C/Casiis Maxamed Lafta Gareen oo noqonday  madaxweynaha  4ta Sano soo socota ee Koofur Galbeed.

Mustaqbal media

Recent Posts

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

21 mins ago

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

14 hours ago

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

16 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

19 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

21 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

22 hours ago