Kenya oo Xukun ku riday dhalinyaro ka soo jeeda Tanzania

Maxkamad ku taalla Magaalada Wajeer ee Gobolka Soomaalida ee ay Kenya maamusho ayaa waxaa ka soo muuqday saddex nin oo ka soo jeeda Jaziiraradda Zanzibar ee Dalka Tanzania

Saddaxdaan nin ee loo heysto Argagixisanimo  ayaa ka yimid Jaziiradda Zanzibar ee Dalka Tanzania waxaana lagu qabtay magaalada Wajeer ee Dulka soomalida ee kenya Maamusho sanadkii la soo dhaafay iyaga oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah.

Sadexdaan nin ayaa lagu kala magacaabaa Mbarouk Ali Adibu oo 34 jir ah,Idarous Abdirahman oo 32 jir ah iyo Islahi juma oo isna 22 jir ah ayaa ka soo  muuqday Maxkamda Talaadadii Shalay waxaana laga Xukumay oo arbaco ah.

Saraakiisha Amaanka  ayaa sheegay inay ku qabteen ragaan deegaan Kutulo  iyaga oo doonayey in ay u safraan Soomaaliya.

Ragaan sadexda ayaa xabsiga lagu haayay ilaa 19 Octobar 2018  ayado oo lagu haayey baaritaan la xariira kiiskooda.

Sadexdaan nin ayaa ku jira  xabsiga Wajeer sida ay sheegeen ilo wareedyo Magacooda ka gaabsaday,in kabadan 50 tuhmane oo loo haysto falal argagixisano iyo dambiyo khatar ah ayaa ayaa ku jira Xabsiga Wajeer.

Xukunkaan ayaa imaanaya ayadoo Xukumado xoojisay ladagaalanka waxa loogu yeero Argagisisada ka dib wareerkii Dusit 2 hotel Complex.

Mustaqbal media

Recent Posts

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

1 hour ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

1 hour ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

2 hours ago

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

13 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

15 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

16 hours ago