Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Juventus oo ku raad joogta saxiixa xidig Real Madrid uso ciyaaray, waa kuma?

Kooxda Juventus ee ka ciyaarta horyaalka Taliyaaniga ayaa isha ku heysa qaab ciyaareedka xidigihii hore ee Real Madrid James.

Wargayska Bild ayaa sheegaya in uu xiddiga reer Colombia doonayo in uu kooxda Juventus ku biiro marka la gaaro suuqa January xilli ay sidoo kale jiraan xiiso uga imanaya England.

Lakiin Dalabka Kooxda Juventus ayaa ah mid ka fiican kuwa ay kooxha premier league ku doonayaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee reer Colombia.

Xiddigaha Ronaldo iyo James ayaa wadaaga hal wakiil kaas oo ah wakiilka Jorge Mendez xilli ay sidoo kale leeyihiin xiriir saaxiibtinimo oo xoogan maadama ay ka soo wada ciyaareen Real Madrid.

Bayern Munich ayaa xagaagii 2017 heshiis amaah ah ku qaadatay James kadib markii uu boos joogto ah ka waayay kooxda Real Madrid wakhtigii uu Zidane koox hogaaminayay waxaana markan suuragal ah in uu dib ula midoobo C.ronaldo.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

13 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

16 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

18 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

18 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

20 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

20 hours ago