Qabiirkii hore ee Chelsea iyo xulka Englan Suber Frank Lampard oo hada ah hogaamiyaha kooxda Derby ayaa ka hadlay maqnanshaha kulanka cwa Hazard.
Frank Lampard ayaa shaaca ka qaaday in uu xiddiga ugu fiican kooxda chelsea ee Eden Hazard ka baqanayo in uu ka hor tago kooxdiisa Derby kulanka Carabao Cup-ka ee cwa.
Eden Hazard ayaa la xaqiijiyay in uu dhaawac dhabarka ah ku seegi doono kulankan cwa xilli uuna xiddiga reer Belguim ka soo kabsan dhaawac dhabarka ah oo soo gaaray.
Lampard ayaa ku kaftamay in uu Hazard ka baqayo kooxdiisa sidaas darteed uuna ciyaari doonin kulanka cwa ee tartanka Carabao cup-ka ee ka dhici doona Stamford Brdige.
Lampard oo la hadlaya saxaafada ka hor kulanka cwa ayaa yiri”Waxa aan u malaynayaa in uu ka baqanayo in uu ka hor yimaado kooxdayda”.
“Waxa aan u malaynayaa in uu ka baqayo qaabka aan u joojin doono kulanka”ayuu hadalkiisa sii raaciyay isaga oo qoslaya Suber Frank Lampard.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…