Maamulka Jubaland ayaa amarro cusub dul dhigay Beelo dhawaan ku dagaallamay Degaan ku yaalla Galbeedka Magaalada Kismaayo.
Kulan Magaalada Kismaayo ay ku yeesheen maas’uuliyiinta Jubaland ayaa laga soo saaray qodobo dhowr ah oo lagu sheegay in colaaddda lagu xakameynayo.
Qodobada ka soo baxay waxaa ka mid ah;
1-In qeybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose ee dowlad goboleedka Jubbaland ay baaris dhab ah ku sameyso dambiyadii dhacay cida ku lug leh iyo nuxurka waxa keenay dagaalka labada beelood.
2-In tuulada dagaalka uu ka dhacay la joojiyo dhismaheeda ilaa amar dambe,iyada oo tira koob rasmi ah lagu sameynayo waxa hadda ka dhisan.
3-In la soo qabto sharcigana lahor-keeno dadkii ku lugta lahaa ama ka dambeeyey dagaalka sababay khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ah ee dhex maray labada beelood.
Madasha Afaraad ee Amniga Saybarka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Muqdisho,…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in wararka sheegaya in diyaaradaha…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2027, taas oo gaareysa…
Kulanka Golaha Wasiirrada oo uu shir-guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda, Saalax…
Lula da Silva oo ah Madaxweynaha Brazil ayaa ku guullaystay markale xilkaas kaddib markii uu…
Ismaamulka Gaarisa waxaa ka dhacay Qarax Miino oo galaaftay Nolosha labo carruur oo la sheegay…