Kooxda Burnley ayaa lagu soo waramayaa iney ka soo kabsaneyso dhibaatada goolhayaha iyagoo la saxiixday goolhayaha Manchester City Joe Hart.
Goolhayahaan ayaa boos joogta ah ka waayay kooxda City wuxuuna ugu dhaqaaqay heshiis xor ah.
Sida laga soo xigtay The Sun, Hart ayaa tijaabada caafimaadka u mari doona kooxda Lancashire, iyadoo qeyb ka ah £ 4m oo qandaraas ah, taasoo laga yaabo inay dhameystirto Sabtida.
Hart ayaa City kusoo biiray 2006dii isagoona boos joogta ah ka waayay kooxda Pep Guardiola, waxaana labo xili ciyaared uu si amaah ah ugu soo ciyaaray kooxaha Torino, iyo West Ham United.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…