Jaamacadda Carabta oo soomaaliya ka taageereysa qorshaha horumarinta Qaranka

Ururka Jaamacadda Carabta ayaa sheegay in uu dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ka taageerayo qorshaha horumarinta qaranka ee u degsan Soomaaliya.

Xoghaya guud ee Ururka Jaamacadda Carabta oo la kulmay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in Ururka uu xoogga saarayo sidii loo taageeri lahaa dowladda Federaalka ah.

Axmed Abulqeyd oo la kulmay Wasiir C/Raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Jamacadda Carabta ay ka go’atahay hirgelinta qorshaha horumarinta qaranka ee Soomaaliya.

Wasiir Beyle ayaa dhinaciisa soo dhaweeyay hadalka Xoghayaha ururka Jamaacadda Carabta ee ah in ay taageerayaan Soomaaliya.

Mustaqbal media

Recent Posts

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

10 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

12 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

13 hours ago

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

17 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

20 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

20 hours ago